Madaafiic goordhaw lagu garaacay xarunta Madaxtooyada iyo xaafadaha ku dhaw dhaw

Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jugta madaafiicda si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho. Jugta ilaa shan madfac oo lagu tuuray dhinaca madaxtooyada Soomaaliya ayaa la maqlay, waxaana madaafiicda qaar wararku sheegayaa in ay ku dhaceen xaafado ku dhaw dhaw xarunta madaxtooyada dalka. Madaafiicdan lagu … Continue reading Madaafiic goordhaw lagu garaacay xarunta Madaxtooyada iyo xaafadaha ku dhaw dhaw